Home arrow Siyaasadda | Somaliya arrow Maleeshiyo Beeleedyo oo Isku Uruursanaya Deegaano Hoos Taga Degmada Afmadoow
Tamyra Gray - Dance With My Father
Added by:Abbas Gassem
Rating:
Views:131
Date:04-08-2008
Alicia Keys - Superwoman [Live in Madrid]
Added by:Abbas Gassem
Rating:
Views:78
Date:04-08-2008
Alicia Keys- Teenage Love Affair (Live Show)
Added by:Abbas Gassem
Rating:
Views:90
Date:04-08-2008
Ethiopian music by Johnny raga - Abeshawi
Added by:Abbas Gassem
Rating:
Views:835
Date:29-07-2008

Laanta Afka Soomaaliga

BBC
Voice of America

Polls

Should Ethiopian troops leave Somalia?
 
Will 2008 be better year for Somalia?
 

Syndicate

Get Our News Updates
May 07 2008
Maleeshiyo Beeleedyo oo Isku Uruursanaya Deegaano Hoos Taga Degmada Afmadoow
Written by Ali Moallim   
Wednesday, 07 May 2008

Afmadow,(insidesomalia.org)-Maleeshiyaad aan heeybtooda la garaneeyn ayaa dhaq dhaqaaq Ciidan waxaa ay ka wadaan deegaano ka tirsan degmada Afmadoow ee Gobolka Jubada Hoose.


Maleeshiyaadkani oo la sheegay in ay isku ururusanayaan halka loo yaqaan Cag libaax oo u dhexeeyasa Afmadoow iyo janaay cabdala ee konfurta Gobolka Jubada Hoose ayaan la ogeeyn sababata ka danbeeyasa is uruursigooda, balse waxaa la tilmamay in Bilihii ugu danbeeyay ay Maleeshiyaadkasi ku soo qul qulayeen halkaasi, iyagoo laga kala keenayay Deegaanada Qooqaani,Dhoobleey, Afmadoow iyo meelo Kale oo kla tirsan Jubada Hoose.


Maamulka Degmada Afmadoow oo Saxaafada ay wax ka weeydiisay arinkan Isaruursiga Ciidamadan ayaa sheegay in ay ka war qabaan,balse xubno oday dhaqmeedyo ah oo ka mid ah wax garadka Degmada Afmadoow ay sal u yihiin sida uu tilmaamay Raage Max’ed Xasan Gudoomiye Afmadoow.


Iyadoo ay jiraan is uruursiga Maleeshiyaadkani aan la aqoon ee ku qul qulaya halka loo yaqaan cag libaax ayaa hadana waxaa soo baxaya hadal heeyn kala duwan oo ka imaanaya Degmada Afmadoow, taasi oo ay ugu horeeysay in is uruursiga Maleeshiyaadkasi ay salka ku heeyso dagaal dhawan ku dhex maray deegaanka kudhaa iyaga iyo kooxo taabacsan Maxaakiimta Islaamiga.


Warar kale ayaa sheegaya in Maleeshiyaadkaasi ay isku ururusanayaan qaab Beeleed,wax garad ku sugan Degmada Afmadoow ayaa sheegay in arintaasi ay qeeyb ka tahay arimaha ka taagan Gobolada Jubooyinka oo Beel waliba ay Maleeshiyaadkeeda ay meel ku diyaarsaneeyso






Comments (0)add
Write comment
quote
bold
italicize
underline
strike
url
image
quote
quote
smile
wink
laugh
grin
angry
sad
shocked
cool
tongue
kiss
cry
smaller | bigger

busy
 
Newer news items
Older news items

<< Previous Page                    Next Page>>

< Prev   Next >